FANDOM


Magaceygu waa waxaan kudhashey caasimada mugadisho ee dalka isla sanadkaas gudihiisa ayaa waxaan ku gudo galey waxbarashadeydii dugsiga hoose ee OWS ee gobolka GODEY waxa uu sanadba sanad usii dhiibo waxaa aan usoo gudbey dugsiga hoose/dhexe ee UGAAS MASHKOOKE sanadkii 2006 dii galaska 7aad isla sanadkaas waxaa iisuurto gashey in aan galaska 7aad iyo galaska 8aad ba uga gudbey dugsiga sare ee GODE HIGH SCHOOL waxaan sanadii 2007 illaa 2008 dii gaga gudbey galaasyada 09-10 sidoo kale waxaa iisuurto gashey in aan soo aado,

dalkan KENYA sebtembar 13 2009 kii waxaana imaadey XERADA QAXOOTIGA EE IFO EE DADAAB iskusoo wada duuduuboo anigoo aanan kusii dheeraanin taariikh nololeedkeyga hada waxaan kusuganahey GARISSA waxaana jeclahey in aan gaaro hamigeyga inshaa allah haduu alle idmo si aan nafteyda tan waalidkeey, iyo tan walaalaheyba wax kabadallo, si aan wax ugu qabto dalkeygii, dadkeygii, iyo diinteena macaan insha allah Wabilahi towfiq wasalaam alaikum warahmatulahi ta'ala wabarakat.

This article uses material from the Wikipedia article Faarax Gaarane Faatule, that was deleted or is being discussed for deletion, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 Unported License.
Author(s): WikiDan61 Search for "Faarax Gaarane Faatule" on Google
View Wikipedia's deletion log of "Faarax Gaarane Faatule"
Wikipedia-logo-v2

Ad blocker interference detected!


Wikia is a free-to-use site that makes money from advertising. We have a modified experience for viewers using ad blockers

Wikia is not accessible if you’ve made further modifications. Remove the custom ad blocker rule(s) and the page will load as expected.